Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo maanta bilowday dhageysiga dacwado dad loo haysto Musuqa.
Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadahii Musuqa ee Rafcaanka laga qaatay ee loo heystay Eedeysanayaal katirsanaa, Wasaaradda ...
















