Ra’iisul Wasaare Xamsa oo faray waajibaadka looga fadhiyo Golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo ...
















