Wasiirka Diinta XFS oo sheegay in isbeddal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Diinta ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo goordhow shir jiraa’id ku qabtay xafiiskiisa ...















