Soomaaliya oo cambaaraysay duqeyntii Israa’iil ay ka geysatay Isbitaal ku yaalla Gaza
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeyntii ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Macmadaani ee magaalada Gaza, kaas oo ay ku dhinteen boqollaal ...
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay duqeyntii ay Israa’iil ka geysatay Isbitaalka Al-Macmadaani ee magaalada Gaza, kaas oo ay ku dhinteen boqollaal ...
Madaxweynaha Masar Cabdul Fataax Al-Sisi, ayaa ka digay sii socoshada duqeymaha milateri ee ka socda mgaalada Qaza, wuxuuna sheegay in ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Muqdisho kusoo dhaweeyay wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Difaaca Dalka ...
Madaxa Xafiiska Siyaasadda dhaqdhaqaaqa wax iska caabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, Ismaaciil Haniya, ayaa sheegay in xasuuqii ay Ciidamada Isra’iil ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq uga qeyb galay fadhiga ...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo ku sugan dalka Shiinaha, ayaa Maanta oo Arbaca ah ku baaqay xabbad ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan casho sharaf ah la qaatay Danjiraha ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo xiray Aqoon is-weydaarsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga ah ...
Suxufiyiinta Muqdisho iyo qaar kamid ah Masuuliyiinta Warbaahinta dalka ayaa maanta ka qeyb galay aaska Allaha u naxariistee Agaasimihii TV-ga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ganacsatada Soomaaliyeed la yeeshay kulan ku aaddan doorka ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho