R/W Xamsa oo qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan dhanka taageerada howlgallada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ...
















