Madaxweynaha dalka oo Khudbad u jeedin doona maanta labada Aqal ee Baarlamaanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed mudane, Xasan Sheekh Maxauud ayaa lagu wadaa in maanta uu Khudbad u jeedinaya Baarlamaanka Labadiisa Aqal, ...
Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ayaa maanta xabsi daa’in ku xukuntay Ibraahim Cusmaan Macallin Abiikar oo ka tirsanaa kooxda khawaarijta ah. ...
Kooxda Xuutiyiinta Yeman ayaa weerar loo adeegsaday Gantaallada Ballistic-ga ah la beegsaday Markab dagaal oo Maraykanka leeyahay oo marayay meel ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka, S/gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow , ayaa maanta kormeer dhiiri-gelin ah ugu tegay Ciidanka Xoogga dalka ...
Labo dhaqarqabe oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay gacanta ciidamada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka qeybtooda Gobolka Bakool. ...
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la ...
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda tartanka Kubadda Cagta ee maamul gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir, kaasi oo galabta Tuulada cayaaraha ee ...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ...
Sanadkii tegay ee 2023-kii ayaa waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa sanad Soomaaliya ay ku tilaabsatay guulo fara badan, waxaana ka ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Deegaanka ayaa saakay gacanta ku dhigay 2-Horjooge oo ka tirsan khawaarijta. Howgalka lagu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho