Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo shir ku saabsan ansixinta qorshaha Hay’adda ka furay Muqdisho
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxa uu ka daahfuray Shirka Ansixinta qorshaha ...















