Safiirka JFS ee Ethiopia oo ka qeybgalay Munaasabad Lagu Taageerayo Guulihii Waaweynaa ee Qaranku gaaray
Safaaradda Jamhuuryadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ethiopia ayaa magaaladda Addis Ababa ku qabatay munaasabad lagu taageerayay guulaha ...
















