Dowladda Qatar oo ku dhawaaqday in la kordhiyay xabbad joojintii Qaza
Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar, ayaa ku dhawaaqday in Xabbad joojintii Marinka Qaza lagu kordhiyay laba maalmood oo dheeri ah, iyadoo ...
Wasaaradda arrimaha dibadda Qatar, ayaa ku dhawaaqday in Xabbad joojintii Marinka Qaza lagu kordhiyay laba maalmood oo dheeri ah, iyadoo ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Degaanka ayaa Howlgallo qorsheysan ka fuliyay Bariga Gobolka Galgaduud. Howlgalka ayaa lagu bartilmaameydsaday fariisimo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan labadiisa ku-xigeen, ayaa shir ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Hiigsiga Soomaaliya ee 2060-ka oo saldhig u ah horumarinta nolasha, ...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Shaqada Iyo Arimah Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yusuf Maxamed Aadan, ayaa ka qeybagaley shirka Wasiirada Shaqada ee ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ka daah furay saddex mashaariic oo la xiriira ...
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf,ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo ...
Prime Minister Hamza Abdi Barre and Jubbaland State President Ahmed Mohamed Islam inaugurated the construction of a state Ministry of ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho