Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Safiirka Shiina ee Soomaaliya ka guddoomay lacag “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda ku qaabilay Danjiraha Dowladda ...
















