Agaasimaha Xafiiska Duqa Muqdisho oo la kulmay muwaadiniin Xaalad Caafimaad loo geeyay Hindiya
Agaasimaha Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Qaasim Cabdullaahi Xasan ayaa dalka Hindiya ku booqday Macalin Cali Maxamad Maxamuud iyo Ramlo ...
Agaasimaha Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Qaasim Cabdullaahi Xasan ayaa dalka Hindiya ku booqday Macalin Cali Maxamad Maxamuud iyo Ramlo ...
The Governor of Banadir and the Mayor of Mogadishu, HE Yusuf Hussein Jimale (Madale) inaugurated the construction of the Banadir ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa maanta dhagax dhigay xarunta howlgalka degdega ee ...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehelinayaan Wasiirka Difaaca Dalka, Wasiirka Qorshaynta iyo Mas'uuliyiin kale ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah ...
Kulanka shirka golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mushaarkooda ku taageeray dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta Al shabaab ee ka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta magaalada Washington kula kulmay Guddiga ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa soo xirey Shirka 5-aad ee Wadatashiga ...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho