Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo shaaca ka qaaday xilliga ay ATMIS ka baxayso Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa si faahfaahsan uga hadlay qorshaha ciidamada Qaranka ay kula ...
















