Madaxweynaha JFS “Soomaaliya waxay safka hore kaga jirtaa dalalka ay sida tooska ah u saamaysay arrinta isbeddelka cimilada”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ah ee isbeddelka cimilada (COP28) ayaa ...
















