Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulan fogaan aragga ah la qaatay Agaasimaha IMF ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iman Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Dr. Mahmoud Mohieldin, oo ah ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iman Cige ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Dr. Mahmoud Mohieldin, oo ah ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Madaxweyne ku-xigeenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maalmahaan ku sugnaa gobolka Gedo ayaa maanta kulan la qaatay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 25-aad ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen Markuu arkay: Qodobka 51-aad ee Dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu Arkay: Shaqooyinka Baaxada ...
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya hawgalka Mareykanka ee caawiya ciidanka Soomaaliya waxa ay hawlgal qorsheysan oo cirka iyo dhulka ah ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray dhismaha wadda Interlock ah oo ...
Madaxweyne ku xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo howlo shaqo u jooga gobolka Gedo ayaa ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigalinta Maamulka Gobolka Banaadir Mduane Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo hey'adaha Caalamiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho