R/W Xamse oo kulan la qaatay Lataliyaha Dimuqraadiyadda ee Wasaaradda Arr/Dibadda Maraykanka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha ...
















