R/W Ku-xigeenka dalka oo daah furay Barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac,ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo ...
The President of Galmudug State of the Federal Republic of Somalia, H.E Ahmed Abdi Kariye received the new United Nations ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska ...
Madaxweynaha Dowladd Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa qasriga Madaxtooyadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay Ergeyga cusub ee Qarammada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madoobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 4-aad ee ...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 16-aad ...
Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal ka dhan ah musuqa iyo boobka dakhliga dowladda ka soo gala ilaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ...
Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulla Gobolka Banaadir Mudame Cabdilaahi Aadan Muuse ayaa ka qaybgalay munaasabad 1050 arday ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho