Madaxweynaha Galmudug oo xarigga ka jaray Dhisme Suuq si casri ah loo diyaariyey “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha suuqa Bacadlaha Caasimadda Dowladda Galmudug ee Dhuusamareeb ...















