Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta gargaarka bini’aadannimo la qaatay ...
















