Wasaaradda Caafimaadka XFS oo olole cayayaanka lagu buufinayo ka bilowday xeryaha barakacayaasha Baydhabo
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Qeybteyda Duumada oo kaashaneysa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa ololaha buufinta cayayaanada ...
















