Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Dalka Kenya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre ...
















