Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta oo shacabka ugu baaqay inay ka fogaadaan goobaha Khawaarijta ku dhuumaalaysanayaan
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Lugta xoogga dalka General Cabduaahi Aadan Xuseen (Cirro ), ayaa Shacabka ay afduubka u haystaan Al-shabaab ugu ...
















