Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga labaad ee Golaha Deegaanka QM
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Waajid ee Gobolka ...
The Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Isaak Mohamud Mursal, received on Sunday in his office ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulanka guddi hoosaadka golaha Wasiirada ee tiirka Caddaaladda ...
Wasiirka Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliy Xildhibaaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) oo ka Qaybgalaya Shirka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo ...
Catriona Laing oo u dhalatay Dalka Britain ahna Wakiilka Gaark ah ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlaha Gargaarka ee Qaramada Midoobay ...
10 Al-Shabaab members surrendered to the Government forces in Baidoa town, the interim Administrative capital of Southwest State in Somalia, ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray howlgal ay ciidanka Amniga kusoo bandhigeen ...
Taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka qeybta Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo kusoo bandhigey 10 xubnood oo ka mid ahaa khawaarijta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho