Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo xilalka u kala wareejiyay Taliska cusub ee Ciidanka Xoogga iyo Taliskii hore
Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa saaka xilalka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ...
















