Ciidanka xoogga oo howlgal ka sameeyay qeybo ka mid ah Jubbada hoose
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, oo is kaashanaya ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay degaanno u dhexeeya Jannaay cabdalle ...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland, oo is kaashanaya ayaa howlgal ballaaran ka fuliyay degaanno u dhexeeya Jannaay cabdalle ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir hor geeyay sargaal ka tirsan xafiiska ilaalinta canshuuraha bariga, kaas ...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Wax qabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Xamsa ...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, ayaa ku tilmaamay dhiggiisa Shiinaha Xi Jinping, inuu yahay Madaxweyne xil jecel oo kaligii taliye ah. ...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa daah-furay hannaan casri ah oo loo yaqaan SOMQR, kaas oo fududeynaya habka lacag bixinta iyo ...
Inta la xaqiijiyay sedax qof oo rayid ah ayaa ku geeriyootay in ka badan 20 kalena waay ku dhaawacmeen kadib ...
Ciidamada Xoogga dalka iyo ku degaanka oo is kaashanaya ayaa qaarijiyey horjoogihii Khawaarijta Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanada Cali afrax, xiltiro, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta birmo-geydada ah ee ku nafwaayey dagaalka maanta ka dhacay magaalada ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay shir gaar ah oo ku ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto, Sulub Axmed Firin iyo wafdi Saraakiil ah oo uu Hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho