Wasaaradda Waxbarashada oo soo saartay War-saxaafadeed la xiriir Imtixaanka Shahaadiga ah ee sanadkan.
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxa ay guul weyn u rajaynavsaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta oo ah 27ka ...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Taclinta Sare waxa ay guul weyn u rajaynavsaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee maanta oo ah 27ka ...
Wasiiru dawlahii hore ee Wasaaradda amniga gudaha oo ka hadlay khilaafaadka ka dhex taagan horjoogayaasha kooxaha argagixisada Soomaalida iyo Ajaanibta ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay imtixaanka shahaadiga ah ...
Sheekh Cali Cilmi Axmed, oo dhashay sanadkii 1979-kii, ayaa ka mid Noqanaya 154 Arday oo imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiga ...
Wasaaradda waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare XFS ayaa saaka gobollada iyo degmooyinka dalka ka daahfuraysa Imtixaanka Dugsiyadda sare ee fasalka ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo daryeelka Dr Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyay Shir-doceed looga hadlayay muhiimadda ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse oo booqasho tasmi ah ku tagey magaalada Moscow ee dalka ...
Munaasabadaan oo aheyd mid lagu maamuusayay 70 sano guuradii ka soo wareegatay markii Dal Qaaradan Afrika ka mid ah uu ...
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo isugu jiray Cirka iyo Dhulka ayaa laga ...
Wasiirka Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Midowga Yurub. Wasiirka ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho