Duqa Muqdisho oo ballan qaad dhaqaale u sameeyay Wiil Suuriyaan ah
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa sheegay in dadka kii dhex muuqday dabaal ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa sheegay in dadka kii dhex muuqday dabaal ...
Dalka Cambodia oo khibrad xanuun badan ka dhaxlay Duqeyntii Maraykanka uu u adeegsaday Bambooyinka Clusterka muddo haatan laga joogo Nus ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Yaaqshiid oo loogu ...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu ku lahayd deegaanno hoos taga degmada ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed mudane Axmed Siciiid Maxamed ayaa kormeer shaqo oo uu ugu kuurgalayo habsami ...
Agaasimaha Xiriirika Dibedda ee Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Maxamed Xasan Maxamed, ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta mashruuca weyn ee biyo galinta magaalada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta shaqaale ka tirsan hay'adda SoDMA u furay aqoon-is-weydaarsi ...
Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa labo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ku dilay deegaanka Baraag-Ciise oo hoostaga degmada Hobyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho