Sacuudiga oo dalkiisa ku martigaliyay dhinacyada isku haya Suudaan
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ...
Sacuudi Carabiya ayaa martigelinaya wadahadaldii ugu horreeyay ee fool ka fool ah oo u dhexeeya dhiancyada ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, Madaxweynaha ayaa muujiyey muhiimada ay ...
shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay inay ka fogaadaan neelaha qatsrta uga ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa daahfurtay mashruuca Mida-Finsom wajigiisa sadaxaad. Mashruucaan ayaa Isla fulinaayaan Wasaaradda Caafimaadka, Hay'adda ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ku soo bandhigay shax ka tarjumeyso Guulaha ...
Guddiga Haweenka Xuquuqul Insaanka iyo Arrimaha Beni’aadannimada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar muddo labo cisho ah u socday ...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaanno dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug. Deegaanadaan ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa kulan la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliska ee tababarka ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho