Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Hambalyo ku aaddan xuska sannad-guurada 63-aad ee aas-aaskooda u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan xuska sannad-guurada 63-aad ee aas-aaskooda u diray ...
















