Cabdirixiin Ciise Caddow oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda ee Hirshabeelle
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cali ...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cali ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa caawa ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaardda Amniga Gudaha, Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareyo Guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Madaxweyne ku-xigeenka ...
Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay nin ku eedeysan inuu ka tirsan yahay khawaarijta Al-Shabaab. Taliska Booliska ayaa sheegay in ...
Guddiga Difaaca iyo Guddiga Amniga ee Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta la kulmay dhigooda midowga Baarlamaanka Yurub ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho