Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dowladda ee arrimaha Somaliland
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha ...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu weheliyo Xoghayaha guud ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada ...
Shirka Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo looga hadlayo isku dubaridka howlgallada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta ayaa maanta ka ...
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobey xafiiskeeda Shiinaha, ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxweynihii hore ee dalka Slovenia Danilo ...
Ciidanka Boliiska Saldhigga Degmada Yaaqshiid, ayaa gacanta ku soo dhigay seddex rag ah oo ku eedeeysan Burcadnimo, kuwaas oo dhac ...
Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu qaadi doono tillaabo militari oo uu kaga jawaabayo ku biiritaanka Finland ee ururka NATO, kaas ...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Fedaraala Soomaaliya, mudane Abshir Jaamac Huruuse, ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ...
Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ,ayaa maanta gargaar u qeybisay qaar ka mid ah Shacabka Degmada Bardheere ee Gobolka ...
Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa sida la filaya maanta oo Talaado ah hortagaya Maxkamad ku taalla magaalada New ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho