Kenya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhiggiisa Kenya, William Ruto, ayaa kulan muhiim ah oo ay yesheen kaga wada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhiggiisa Kenya, William Ruto, ayaa kulan muhiim ah oo ay yesheen kaga wada ...
Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa sheegay in 22 Askari oo ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ku dhaawacmay shil diyaaradeed oo ...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa gargaar Beni'aadannimo waxa ay gaarsiisay degmada Af-madow ee gobolka Jubbada Hoose. Gargaarkan ayaa loogu talagalay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 14-aad ee shirka IGAD ayaa ka hadlay guulaha ...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Hirshabeelle ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,oo kormeer ku tagey xarunta Hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, ayaa ...
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto. Cismaan Cabdulahi Maxamuud (Kaniif), ayaa Akademiyada Booliska Sareeye Guuto Kaahiye, tababar Meheradeed uga ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa maanta kulan la qaatay safiirka wadanka China ...
Waxaa maanta Magaalada Nairobi ka furmay shirka hannaanka deyn-cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo Afar maalmood ah, waxaana goobjoog ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa gaaray Magaaladda Marakesh ee Wadanka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho