Wasiirka Qorsheynta XFS oo qaabilay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay'adda Horumarinta Mashaariicda ...
















