Ra’iisul Wasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Iskaashiga Dhaqaalaha dalka Jarmalka
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wasiiru dowlaha Horumarinta iyo Iskaashiga ...















