Wasiirka Warfaafinta XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Ethiopia ee Soomaaliya
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa'uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ...
















