Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay Ergayga cusub ee Xoghayaha guud ee QM u soo magacaabay Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga cusub ee Xogyaha Guud ...
















