Fadhiga 2-aad ee shirka Wadatashiga Qaranka oo warbixin lagaga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga XFS iyo Taliska Ciidanka XDS
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadatashiga Qaranka oo ka socda Magaalada ...
















