Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo Ka qeyb-galay Shirweyne Caalami ah
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay ...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ayaa magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha kaga qeyb galay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Ingiriiska usoo ...
Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Macalin ayaa sheegay in musuqmaasuga uu yahay caqabadda ugu weyn ee horseedi ...
Alle ha u naxariistee Fanaankii Qaranka Saciid Khaliif Cali oo dhawaan ku geeriyooday dalka Jarmalka iyo Marxuumad Khadro Cumar Dhuule ...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ku sugan dalka Sacuudiga Carabiya ayaa kulan la qaatay xeer ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoominayey Shirka todobaadlaha ee Degmooyinka iyo Deegaannada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey Qaraarka ay maanta ku ansixiyeen Golaha Wasiirradu shirkooda todobaadlaha, ...
President Hassan Sheik Mohamud endorses Cabinet's anti-corruption directives, a major step for accountability in Somalia. The focus is combating corruption, ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta ka qeybgalay shir saddex geesood ah oo ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamud Macallin Cabdulle ayaa shir guddoomiye shirka todobaadlaha ee Hay’adda, kaasi oo ay ka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho