Xubno ka socda Banka dhexe ee Soomaliya oo shir uga qayb galay dalka Moroco
Bankiga dhexe ee dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ...
Bankiga dhexe ee dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay mudo 32 sano ah kadib ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madaxeedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dalka Uganda tababar ugu soo xiray urur gaar ah ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay Ra'iisul wasaaraha dalka Ciraaq mudane Mohammed Shia ...
Danjiraha Soomaaliya ee Uganda safiir Cali Maxamed Maxamuud ( Cali Cagabaruur ) oo la kulmay Wasiirka Gargaarka, Maareynta Musiibooyinka iyo ...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada ...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Galmudug, Mudane Cumar Cabdi Maxamed Diiriye (Cumar Guureeye) Ayaa maanta ...
Japan ayaa martigelinaysa shir madaxeedka G7 ee ka dhacaya magaalada Hiroshima ee dalkaasi, halkaasi oo ay isugu tageen hoggaamiyeyaasha Canada, ...
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Diiriye Yabooh ayaa Magaalada Nairobi ee ...
Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada dalka Ismaaciil Yuusuf ayaa sheegay in Wasaaraddu ay waddo diiwaangelinta ardayda ka soo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho