Ciidamada Kumaandooska Danab oo burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Jubbada Hoose
Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Guutada 2-aad ee Ciidanka Daraawiishta Jubbaland iyo Ciidanka Madaxtooyada Jubbaland ...















