Ciidamada Suudaan: Xabbad joojinta nagama hor istaagayso inaan u jawaabno maleeshiyaadka RSF
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo ...
Sida ay sheegayaan wararka, dagaallo xooggan ayaa dib ugu bilowday Caasimadda Suudaan, xilli dhawaan Ciidamada qalabka sida ee Suudaan iyo ...
Maanta oo kale 31 Maajo danad walba waxaa loo asteeyay, maalinta caalamiga ah ee joojinta cabista Sigaarka iyo tubaakada, (WORLD ...
Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud oo ay wehliyaan Mas'uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay safiirka cusub ee UK u qaabilsan Soomaaliya ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane ...
Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Sulub Axmed Firin iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa howl wadeenno ka ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed mudanw ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho