Madaxweynaha Puntland oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan ciidamadda Asluubta Puntland.
Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa tababar ugu soo xiray xerada tababarada ciidanka Asluubta soomaaliyeed ee Gen/Cali ...
















