Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa la wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada ...
Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya xooggaga kacdoonka dadweynaha ayaa la wareegay gacan ku haynta degaanka Ceelhuur oo hoos taga degmada ...
Digniin dhanka hawada ah ayaa looga dhawaaqay gobollada kala ah Kherson, Zaporizhia, Mykolaiv iyo Odessa ee dhaca koonfurta dalkaasi Ukraine. ...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka, ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkeynlay ee gobolka Banaadir waxay ...
Ciidamada Isra’iil ayaa subaxnimadii hore ee maanta, labo dhalinyaro Falastiini ah ku dilay magaalada Jeniin ee waqooyiga daanta galbeed. Wariyasha ...
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwooda ka howlgalo Saldhigga degmada Howlwadaag ee gobolka Banaadir, ayaa gacanta ku soo dhigay labo ...
Garsoorka Iiraan, ayaa Maanta oo Sabti ah, ku dhawaaqay fulinta xukunka dilka ah oo lagu riday Wasiir ku xigeenkii hore ...
Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor oo ay wehlliyaan kuwa Degaanka ayaa Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay degaanka Cali ...
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (The East African Community-EAC) ayaa bilowday hannaanka sida rasmiga ah loogu aqbalayo dalka Soomaaliya ...
Bayaan ay soo saartay Khamiistii, Waaxda Amniga Gudaha Mareykanka, ayaa lagu sheegay in Xaaladda Ilaalinta Ku Meel Gaarka ah (TPS) ...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS mudane Sh Muqtaar Rooboow Cali iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan dalka Sacuudiga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho