DFS iyo wakiilllada Caalamiga oo ka wada hadlaya samatabixinta Soomaalida ku go’doonsan dalka Suudaan
Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane, Xamse Aadan Xaadoow, ayaa kulan iskugu yeeray Muqdisho qaar ka mid ...
















