Wasaaradda Gaashaandhigga oo war ka soo saartay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka ka ...















