R/W ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qaabisay Safiirka Imaaraad-ka Carabta
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ...
















