Bankiga dhexe oo dalka ka hirgeliyey lambar-Xisaabeedka Bangiyada Caalamiga ah
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ...
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay, maanta oo Arbaca ah, in Ciidamada Istaraatiijiyadda Gantaalka ee Ruushku ay bilaabeen dhoolatusyo qorshaysan oo ...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta degaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed Mudane ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Munaasabad isugu jirtay Qur'aan akhris iyo Duco loo sameenayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii ay Khawaarijta ku qaadeen xarunta Gobolka Banaadir ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey kulan ...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa Gaadiid dagaal oo loogu tala galey in lagu tayeeyo ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar ku qaabbilay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho