Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo kulan la qaatay Agaasime Waaxeedyada iyo Howlwadeennada
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada J.F.S Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka agaasime waaxeedyada Madaxtooyada, kaasi oo looga hadlay dhameystirka ...
















