Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay soo jeedinta R/W Xamse ee Guddiga dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay soojeedinta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi ...
















