Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo kormeer shaqo ku tegey Hoggaanka Gaadiidka Boliiska
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tegey hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo Qeybta nabadgelyada ...
















