Generaal Biixi oo guddoomay deeq xoolo ah oo loogu talagalay ciidanka DF ee dagaalka kula jira Khawaarijta
Taliyaha ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Maxamed Tahliil Biixi ayaa Xoolo nool ka guddoomay dadka deggan degmada Xarardheere ee ...
















